Waa qasabad biyo safeeye ah, waxay meesha ka saaraysaa , Clorine ta , Maarta ama daxalka biyaha raaca m bectria yada biyaha kaydka ah ku dhalata , ciida biyaha raacda ee sababta kalyo xanuunka , waxay xalinaysaa urta,dhadhanka iyo midabka biyaha
hadii biyaha si xoogan aad u isticmaashid waxaan kugula talinaynaa inaad labadii bilood mar badashid , hadii kalana 5 bilood mar badal
No review given yet!