Lacagtu marnaba si toos ah uugu dhici mayso iibiyaha , alaabta aad dalbatay hadaysan ahayn tan laguu keenay lacagtaada waa la hakin, waxaana laguu xilsaarayaa qaybta xalisa wixii khaldama ama luma,
Haa , mid cusub iyo mid aan ahaynba , balse waa in aad cadayso in ay celistahay , sidoo kale adoon meel furan ayaad alaabta xaafada kuu taala ama tukaamo kale taala halkan ku iimin kartaa amar alle.
Waxaad si dhakhso ah u heli kartaa tukaamo kala duwan alaabtii ay gadayeen isla markaasna dalban kartaa si dhib yar faa'idadaas ayuu leeyahay